Hangoolnews.com
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Kulmiye Oo Xil Cusub Magacaabay
October 13, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga  Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa u magacaabay Shuun Yuusuf Nuur in ay ahaato Guddoomiye ku xigeenka Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye, waxanay u dhignayd Warqadda Magacaabisteedu siddan:-

COMMENTS
Latest News