Hangoolnews.com
Daawo:- Odoyaal Oo Si Adag Ugu Cawday Maayarka Degmadda Barbara Sheegayana In Uu Khilaafka Taagan Sabab U Yahay.
October 10, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- “Maayarka Degmadda Barbara isaga ayaa sabab u ah khilaafka ka taagan dhulka aanu leenahay ee ku yaala Barbara siddaasi waxaa yidhi Odoyaal reer Barbara  ah oo ka Cabanayay Duqa degmaddaasi Cabdishakuur Maxamuud Cidin waxaanay sheegeen odoyashani in uu Masuul ka yahay dhibtaasi ka taagan dhulka ay leeyahiin,

Dhinaca kale Odoyaashan ayaa ugu baaqay Madaxwaynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda in ay soo wax ka qabtaan fara-galinta qaawaan ee uu waddo Maayarka Barbar,

Maayarka Barbara ayaa Muddooyinkii u dambeeyay qayb ka noqday Muranka Dhulka

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News