Hangoolnews.com
Daawo:- “Caruurtii Iyo Haweenkii Ayaanu Tunka Ku Sidanaa Waxaanu Nahay Ciidankii Jiida Hore” Cutub Ka Tirsan Ciidanka Qaranka
October 10, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Cutub ka tirsan Ciidanka Milatariga Somaliland ayaa sheegay in ay yihiin Ciidankii jiida hore ilma markaasna lagu haysto dhulkii ay daganaayeen ee xerada 24aad ee Magaalada Hargaysa,

Waxaanay sheegeen in Maayarka iyo golaha deegaanku Hargaysi ku haystaan

Ciidanka ayaa baaq u diray Madaxwayne Muuse Biixi waxaanay ka codsadeen in wax laga qabto dhibaatada ay sheegeen ee haysata,

Dhinac kale waxay yidhaahdeen “Ma awoodno in aanu kiro iska bixino, Ciidankii jiida hore ayaanu nahay Caruurtii iyo haweenkii ayaanu tunka ku sidanaa”

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News