Hangoolnews.com
Akhri:- Shirwayne Maanta Ka Furmaya Magaalada Hargaysa Oo Ay Ka Qayb Galayaan 50 Ergay Oo Adduunka Ka Socda Iyo Ujeedkiisa
October 10, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shirwaynahii ugu horeeyay ee ay ka qayb galaan 50 Ergay oo adduunka ka socda ayaa saaka lagu qabanayaa magaalada Hargaysa.

Shirkan ayaa la yidhaahdaa “Saaxiibada Somaliland ku leedahay Caalamka” waxaa shirkan lagaga hadlayaa sidda ugu fudud ee Somaliland loo aqoonsan karro.

Shirkan ayaa waxaa soo abaabushay Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxaana la filayaa inay ka soo bixi doonaan qorshayaal iyo talaabooyin wax ku ool ah

Goor dhow fillo waxii ka soo baxa insha-allaah

 

COMMENTS
Latest News