Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxay Maraysaa In Lagu Murmo Dhulkii Banaanaa Ee Dowladda” Wasiirka Howlaha Guud Ee Somaliland
October 9, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryayta ee Somaliland Mudane Cabdirashiid Ducaale Qambi oo maanta u xog waramayay Golaha Guutida ayaa sheegay in ay Maxkamadda Sarre ka dalbadeen in aan garoorku ka garniqin arrimaha dhulka waxaanu sheegay in ay imika marayso in lagu murmo dhulkii dowladda.

Halkan ka Daawo:-

Hangoolnews.com

 

COMMENTS
Latest News