Hangoolnews.com
Daawo:- “Iyadoo Ay Wakhti Roobab Ah Ay Iska Tahay Ayay Weerar Nagu Soo Qaadeen Maamulka Garoowe Waxaanay Siteen Hub Casri Ah” Xukumadda Somaliland
October 9, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane Maxamed Muuse Abees aya shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargasya ku sheegay in Ciidanka Maamul Goboleedka Putland ay xalayto abaaro 09:00 Pm habeenimo ay weerar ku soo qaadeen Ciidanka Somaliland ee jooga Jiidda hore waxaanu sheegay in ay siteen wasiirku Ciidankaasi soo weeraray hub casri ah oo ka argagixisada lagula dagaalo ah ayuu yidhi.

Wasiirka ayaa sheegay in halkaasi dhanka Somaliland uu kaga dhaawacmay hal arkari oo markii dambe geeriyooday.

Waxaa uu wasiirku ku xigeenku sheegay in ay Ciidanka kala kulmeen maamulka Garoowe dhirbaaxo kulul waa sidda uu yidhe.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News