Hangoolnews.com
Akhri:- Shirkadda Daabacaada Buuggaagta Ee Hema Books Oo Sanadkan Tayaysan Manhajka Waxbarashadda Somaliland
October 1, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-Shirkadda Daabacaada buuggaagta ee Hema Books ayaa sanadkan bilowday in ay tayayso daabacaada manhajka buugaagta dugsiyadda hoose, dhexe iyo kan sarreba.

Waxaana ay shirkaddu ay samaysay in ay Jaldiga Buuggaag u adkayso ardayda gaar ahaan fasalada koowaad illaa afaraad.

Hema Books ayaa waalidiinta kula dardaarantay in ay Ubadka la illaaliyaan Buuggaagta.

Geesta kale shirkaddu waxaa ay ogaysiinaysaa in Hema Books aad si hufnaan ah ugu helayso gobolada iyo degmooyinka dalka dhamaan buuggaagta Hema Books oo ay ku dhan yahay Manhajka waxbarashadda Somaliland.

Gabagabadii Hema Books ayaa ku boorisay Ardaydii waxbarashadda dugsiyada sarre dhamaystay in ay sii waddaan waxbarashadda heerka koowaad ee jaamacadaha.

Allaa   Mahad   leh

COMMENTS
Latest News