Hangoolnews.com
Shirkadda Daabacaada Buugaagta Ee Hema Books Waxay Hanbalyo Iyo Bogaadin U Diraysaa Dhamaan Ardaydii Ku Guulaystay Imtaxaanaadka Shahaadiga Ah
September 17, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Maareeyaha guud ee shirkadda Daabadaaca Buuggta ee Hema Books Mudane Cabdiraxmaan Nuur Cigaal Cilmi waxaa hanbalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ardaydii u dhamaysatay waxbarashada Dugsiyada Sarre iyo kuwa dhexe waxaana siddoo kale ay hanbalyo ay Hema Books u diraysaa ardayda u gudubtay fasalada koowaad ee dugsiga sarre.

Maamulka iyo shaqaalaha kala duwan ee Hema Books waxay si gaara hambalyo ugu dirayaan Ardaydii gashay kaalmaha ugu sarreeya ee dalka oo dhan waxaanay eebe ugu barnayan in uu cilmiga ay barteen ka yeello mid anfaca,

Gaba gabadii Hema Books waxay kula dardaarmaysaa ardayda In ay sii waddan dadaalkooda waxbarsho iyagoo ka faa,idaysanaya wakhtiga qiimaha badan

Allaaa Mahad Leh

COMMENTS
Latest News