Hangoolnews.com
Halkan Ka Daawo:-Masuuliyiinta Wargayska Madaxa Banaan Ee Foore Ayaa Ayaa iska Difaacey Eedo Uu shaley U soo jeediyey Afhayeenka Ciidan police ka Somaliland
September 16, 2018 - Written by Hangool News 1

Hargiesa(Hangoolnews) Tifaftiraha Guud Ee Wargeyska Madaxa Banaan Ee Foore Maxamed Maxamuud Yuusuf Ilkacase iyo Gudoomiyaha wargeyska Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab ayaa manta kulan warbaahineed ku qabtay magaalada hargeysa waxa ay iskaga difaaceen eedo uu shalay u jeediyay wargeyska foore Afhayeenka Ciidanka Bilayska Somaliland Mudane Faysal Xiis kaasi oo wargeyska ku eedeeyay in ay qoreen war been abuur ah oo ku saabsan ciidanka bilayska ee Somaliland.
Tifaftiraha ayaa waxa uu halkaasi ku soo bandhigay warbixinta ay qooreen oo aan ahayn mid ay diyaariyeen Dalada SONSAF
hadaba halkan hoose kala dag warbixinta oo dhamastiran isla markaana ku qoran luuqada Ingiriisida

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News