Hangoolnews.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaado-Sharafyo Guddoonsiiyey Saraakiil Ciidamada Qaranka Ka Tirsan Oo Derejooyin Sare Kaga Soo Qalin-Jabiyey Jaamacado Dibadda Ah
September 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shahaado-sharafyo ku maamuusay lix sarkaal oo kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare ka galeen jaamacadihii ay wax kasoo barteen, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News