Hangoolnews.com
Halkan Ka Daawo:-Imtaxaankii Shahaadiga Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqey Iyo Cida Ugu Sareysay + [Muuqaal ]
September 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hargeysa (Hangoolnews) – Xafiiska Imataxaandka

Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay imtaxaankii shaahadiga ahaa ee fasalada 8 ee dugsiga dhexe iyo fasalka Afraad ee dugsiga Sare , waxaana uu shaaciyey ardeyda kaalmaha hore ka galay

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News