Hangoolnews.com
Abbaan-duule Ciidanka Qaranka Hore Uga Goostay Oo Beeniyay In Uu Dib Uga Soo Goostay Jabhadda Kornayl Caarre Oo Uu Ku Soo Noqday Somaliland
September 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Abaanduulihii Guutada Saddexaad ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gamaal Ducaale Maxamed Ismaaciil (Gamaal Baaxad) ee dhawaan u goostay Jabhadda Kornayl Caarre ayaa beeniyay in uu dib uga soo noqday Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News