Hangoolnews.com
Daawo:- Maayarka Ceer-Gaabo Oo Xukumadda Muuse Biixi Ku Dhaliilay Waxqabad-La,Aan Ka Jirta Gobolada Bari
September 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Maayarka Magaalada Ceergaabo ee gobolka Sanaag Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa xukumadda Muuse Biixi ku dhaliilay waxqabad-la,aan ka jirta gobolada bariga Somaliland waxaanu sheegay in kaliya wax loo qabto galbeedka dalka waa sidda uu hadalka u dhigaye

baaqan oo kale ayaa waxaa hore u diray maayarka Burco

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News