Hangoolnews.com
Daawo:- Lafaha Xabaalo Ku Yaal Magaalada Hargaysa Oo Dibadda Ay Soo Dhigeen Daadadkii Kala Duwanaa Markii Afaraad,
September 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xabaalaha Boqol jire ee magaalada Hargaysa ayaa markii afaraad ay roobabkii kala duwanaa ee dalka ka da,ayay ay dibadda soo dhigeen waxaana ka muuqda dayac xoogan hore ayaa daadadkii horay ay u qaadeen lafaha maydad kala duwan oo halkaasi ku aasnaa mana jirto cid wax ka qabatay xabaalahaasi muddo dheer

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News