Hangoolnews.com
“Muuse Biixi Waxa Aanu Leenahay Ma Adiga Ayaa Dalka Madaxweyne Ka Ah Mise Wasiirka Arrimaha Gudaha…” Beesha Garxajis Bari Oo Hanjabaad Culus U Dirtay Madaxweyne Biixi
August 23, 2018 - Written by Hangool News 1

-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Garxajis Bari ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in si deg-deg ah xorriyadooda loogu soo celiyo rag ay sheegeen inay muddo saddex bilood ah si sharci-darro ah xidhan yihiin,Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News