Hangoolnews.com
Shirkadda Daabacaadda Sagal Jet Waxay Munaasibada Ciidul-Axda Awgeed Hambalyo U Diraysaa Dhamaan Ummadda Muslimiinta Ah
August 21, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Shirkadda Sagal Jet Mudane Cabdi Yuusuf Aar, saraakiish shirkadda iyo dhamaan howl-wadeenada kala duwan ee shirkadda Sagal jet Laamaheeda kala duwan waxay hambalyo iyo bogaadin ku saabsan munaasibada Ciidul- Adxa awgeed u dirayaan dhamaaanta Ummadda Muslimiinta ah gaar ahaa shacabka Somaliland, Jabuuti, somaliya oo ay leeyihiin sanadka sanadkiisa ku gaara guul iyo barwaaqo.

Shirkadda Sagal Jet waxay si gaara u hambalyaynaysaa macaamiisheeda kala duwan waxanay ugu bushaaraynaysaa in laguu balaadhiyay howlahii kala duwanaa ee shirkaddu qabaysay.

Ciid Mubarik ayay Sagal Jet idin leedahay

COMMENTS
Latest News