Hangoolnews.com
Daawo:- “Somaliya Waxaanu U Sheegaynaa Haddii Ay Weerarkaasi Soo Qaaddo In Aanu Iska Difaacayno” Madaxwayne Muuse Biixi
August 21, 2018 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta salaadi Ciidul-Adxada kula tukaday dadwaynaha Mustajaamaca Magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay hadal colaadeed oo ka soo yeedhay maamul goboleedka Putand ee somaliya waxaanu sheegay in ay nabadu qaali tahay madaxwaynu balse ay Somaliland tahay waddan xoogan oo difaaci karaya dhamaan xuduudihiisa

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News