Hangoolnews.com
Daawo kornayl Caarre:- Qof Waliba Halka Uu Joogo Ayuu Ka Dagaalami Doonaa
August 20, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Kornayl Siciid Cawil Jaamac “Caarre” ayaa shalayto ka hadlay saldhig milatari oo uu ka furtay gudaha Putland gaar ahaan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaanu sheegay in uu ka dagaalamayo cadaalad darro uu sheegay in ay ka jirto Xukumadda Muuse Biixi waxaa uu Yidhi:- Madaxwaynahii, Janankii Milatariga, Guddoomiyahii Maxkamadda iyo Fulintii oo dhami waa isku reer” waa sidda uu yidhiye geesta kale waxaa uu sheegay kii biyo la,aanta ka dagaalamaya iyo kii kaleba in uu qof waliba halkiisa ka galayo dagaalka.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News