Hangoolnews.com
Daawo:- Dadwaynaha Ku Nool Magaalada Hargaysa Oo Ka Hadlay Xil ka Qaadista Naasir Cali Shirre
August 19, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Dadwaynaha ku nool magaalada Hargaysa ayaa fikrado kala duwan ka dhiibtay siday u arkaan xilka qaadista Guddomiyahii guddi hoosaadka illaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland oo shalayto guddomiyaha Baashe Maxamed Faarax ka qaaday xilka

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News