Hangoolnews.com
Sheekh Aadan Sunne Oo Farriin Qiiro Leh Ka Soo Dhex Diray Jeelka Weyn Ee Hargeysa Oo Uu Ku Xidhan Yahay
August 15, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Sheekh Aadan Sunne oo ku xidhan xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa waxa uu markii ugu horeysay farriin uu ku dalbanaayo in uu cadaalad helo, sheekhu waxa uu sheegay in uu xaq-darro ku xidhan yahay. Aadan Sune waxa uu madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi u sheegay in waddanka ay ka jirto cadaalad-darro baahsan, Halkan hoose ka DAAWO

 

COMMENTS
Latest News