Hangoolnews.com
“Shaqadii DP World Ee Dekeddu Way Bilaamaysaa, Madaxweyne Biixi Ayaa Dhagax Dhigi Doona Bisha…” Wakhtiga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Dhismaha Iyo Ballaadhinta Dekedda Berbera Oo La Shaaciyay
August 14, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddida agaasinka iyo goobaha cashuuraha ka caaggan (Free zone) ee marsada caalamiga ah ee Berbera, waxaana la shaaciyay wakhtiga la bilaabayo ballaadhinta dekedda Berbera, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News