Hangoolnews.com
“Dhaartaasna Aynu Ku Dhaqanno, Waxa Inoo Ballan Ah…” Madaxweyne Biixi Oo La Dardaarmay Mas’uuliyiin Maanta Hor-Tiisa Lagu Dhaariyay
August 12, 2018 - Written by Hangool News 1

Xubnaha guddida heer qaran ee Xuquuqal Insaanka qaranka, ayaa maanta si rasmi ah loo mariyey dhaarta dastuuriga ah, waxaana madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, halkan hoose ka DAAWO

 

COMMENTS
Latest News