Hangoolnews.com
Maxbuus Dil Geystay Oo Lagala Baxay Jeelka Weyn Ee Magaalada BUUHOODLE Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay
August 6, 2018 - Written by Hangool News 1

Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax (Budeeye) oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in maxbuus dil ku xukunaa lagaga baxay xabsiga magaalada Buuhoodle waxaanu farriin u diray laamaha amniga, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News