Hangoolnews.com
“Wax Kasta Oo Jeerkeena Ka Dhacaa Wuu Ina Saamaynayaa…” Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Rabshadaha Ka Socda Itoobiya Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karto
August 5, 2018 - Written by Hangool News 1

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay rabshada ka soo cusboonaaday dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo saamaynta ay ku yeelan karto Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News