Hangoolnews.com
Muuse Biixi Wuxuu Caddaalad Daradii Ugu Weynayd Kula Kacay Beelahaayuub By Nasser Kabadhe
August 3, 2018 - Written by Hangool News 1

Shacabka  Somaaliand ayaa  quus ka jooga mudadii uu muuuse biixi hayey  xilka khassaara aha iyo cadaalad darada uu kula  kacay beelaihiii somalliland  gaar haan beelaha

Ayuub oo dhamaa ka reebay  saamigii ay ku lahayd golaha wasiirada muuse waxaa cadaatay inuu muuse u hayo beelaha Ayuub cadaaawad    fog tiina uu maanta kula kacay

Muuse oo aanan anigu u qoonsanayn madaxweyne sharci  ah  legitimate president  ayaa  ku faani  jiray inuu la dagaalami doono   cadaalada darada iyo musuq maasuqa

waxaa  hadaba cadaatay in   dhamaan waxaasi  oo dhami   dul hoganayaan isaga  bal eeg  sad bursiga uu sameeyey oo uu    85 uu siiyey  beeshiisa iyo waxaa loogu yeedho   jeegaanta waxaa

layaab  noqotay inuu   inkiray  xuquuqdii  ay  beesha Ayuub  ku lahayd   oo haba yaraatee aanu  ku soo darin  hal qof oo beesha  samigii ay   xaga u lahayd   bal  u fiirso  akhristoow madaxtooyadii soomaaliland  waxay isu   rogtay  maqaaxi  habar awal ah  waxan kula  talilanhaa  beesha inay iska  ridaan heeryada cadaalad darada  ee Muuse kula  kacay oo ay  iftiinka u soo baxaan  wixii intaa ka dambeeyana

Allaa  mahad leh

Alloow  tolkay  xaqooda tus

Nasser   kabadhe

Gothernborg

SWEDEN

Email  nkabadhe@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News