Hangoolnews.com
Daawo:- Ciidanka Booliska Somaliland  Oo Qabtay Tiro Aad U Badan Oo Xashiishad Ah Iyo Laba Nin Oo Ka Ganacsanayay Oo Ay Soo Bandhigeen
August 3, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Ciidanka Booliska Magaalo xuduudeedka Wajaale ayaa soo bandhigay xashiishad tiro badan iyo laba nin oo ka ganacsanyay oo ay qabteen waxaanay sheegeen in ay hore ugu daba jireen raadcooda.

Halkan ka Daawo;-

 

COMMENTS
Latest News