Hangoolnews.com
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Saluugay Qodobo Ka Mid Ah Go’aamadii Maanta Laga Soo Saaray Shirkii Nabadeynta Ceel-Afweyn
August 1, 2018 - Written by Hangool News 1

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka qeyb madashii lagu shaacinaayey go’aamadii shirkii nabadeynta ceel Afweyn ayaa madasha hadal uu ka jeediyey waxaa uu ku shaaciyey in qodobada qaarkood uu saluugay isla markaana aaney si dhab ah u tabaanen waxyaabaha ay labadan beelood isku dileen dhawrkii jeer ee hore, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News