Hangoolnews.com
“Hawshan Aynu Wada Qabanno, Dhaliilaha-Na Aynu Isla Wada Saxno Oo Aynu…” Madaxweyne Biixi Oo Farriin U Diray Shacabka Somaliland
July 31, 2018 - Written by Hangool News 1

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada qaranka.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa farriin u diray shacabka Somaliland, madaxda wasaaradda waxbarashada iyo macallimiinta dalka, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News