Hangoolnews.com
Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Magacyadda Mas’uulyiintii Boobay Hantidii Ummada Ee Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xadiga Lacaga La Lunsaday
July 31, 2018 - Written by Hangool News 1

Xildhibaan Naasir Cali Shire Guddoomiyaha Gudida Dabagalka Iyo ilaalinta Hantida qaranka ayaa waxaa uu maanta shaaciyey magacyada masuulyiintii boobtey hantidii ummada iyo qaabkii ay ku baxdey lacago badani xukumaddii Madaxweyne Siilanyo, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News