Hangoolnews.com
Maxay Ka Wada-Hadleen Hogaanka Sare Ee Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Iyo Wafti Culus Oo Ka Socday Beesha Caalamku??
July 30, 2018 - Written by Hangool News 1

Hoggaanka sare ee xisbigayada mucaaridka ah Somaliland ee WADDANI iyo UCID ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday urur gobolleedka IGAD iyo qaramada midoobay, haddaba arrimaha ay ka wada-hadleen iyo qaabka uu u dhacay kulankaasi Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News