Hangoolnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Raali-gelin Ka Bixiyay Dhiibistii Qalbidhagax
July 30, 2018 - Written by Hangool News 1

Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Ururka ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cusmaan uu sheegay in dawladda Somalia ay raali-galin ka bixisay dhiibistii Qalb-dhagax.

Admiral Maxamed Cumar ayaa dhinaca kale sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu u aqoonsan yahay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in Ururka ONLF yahay urur xaq u dirir ah.

Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sannadii hore dowladda Somalia u gacan gelisay Ethiopia, balse dhammaadkii bishii hore ayaa xabsiga Ethiopia laga sii daayay, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News