Hangoolnews.com
DEG DEG: Beer La Garan Wayay Oo Lagu Qabtay Kaantaroolka Gabiley [Muuqaal]
July 30, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangooolnews:- Ciidama amaanka gobolka Gabiley ayaa sheegay in ay xalay kaantaroolka bari ee magaaladaasi ay ku qabteen beer la garan wayay nooc uu yahay. Beerkani ayay sheegeen ciidamadu in laga keenay dhanka Itoobiya isla markaasina loo waday magaalada Hargeysa. Gaadhiga waday beerkani iyo ninkii darawalka ahaa ayay sheegeen ciidamadu in ay gacanta ku dhigeen.

 

COMMENTS
Latest News