Hangoolnews.com
Madaxda Beesha Dhulbahante Ee Somaliland Iyo Qaramada Midoobey Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa + 4 Qodob Oo Lagu Xalinayo Collaada Tuke-Raq Oo Laga Soo Saaray
July 29, 2018 - Written by Hangool News 1

Mas’uuliyiinta beesha Dhulbahante ugu jira xukuumadda iyo golleyaasha qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta Hargeysa kulan la yeesheen Ergeyga qamarada midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Keating waxaaney ka soo baxey kulankaasi Afar qodob oo xudun u noqon doona xalinta collaada degmada Tuka-raq ee Somaliland iyo Puntland, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News