Hangoolnews.com
Akhri:- Deg Deg:- Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) Oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyooday
July 29, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Abwaan/Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Jaamac Riyo) oo ka tirsanaa golaha Guutida Somaliland.

Marxuun Jaamac Riyo ayaa ka mid ahaa Hal-abuurida Somaliland waxaa kale oo uu ka mid ahaa majaajilaystayaasha waddanka Marxuunka ayaa waxaa uu baryahanba u jiifay xanuun.

Hawl-wadeenada kala duwan ee Hangoolnews ayaa tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuunku.

COMMENTS
Latest News