Hangoolnews.com
Akhri/Daawo“Madaxwaynahu Ha Is Qiimeeyo 7 Bilood Ee Uu Xilka Hayay Faysal Baa Farmaajo Isla Soo Sawiray Caqli-Maahee”Fasyal Cali Waraabe
July 26, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in aanu ahayn nin loogu baqo Somaliland waxaa kale oo uu sheegay in aanu jirin sharci sheegaya ama diidaya in uu la kulmo Farmaajo madaxwaynaha somaliya dhinaca kale waxaa uu ka hadlay in Madaxwayne Biixi ay tahay in uu is qiimeeyo muddadii uu xilka hayay ee aanay ahayn in lagu masquulo la kulanka isaga iyo Farmaajo waa sidda uu yidhiye.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu kala soo hadlay Madaxwaynaha Somaliya siddii deeqa wax looga siin lahaa Somaliland.

Halkan ka Daawo:-

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News