Hangoolnews.com
Madaxweyne Trump oo booqanaya Britain
July 13, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay gaaray dalkan Britain.

Madaxweynaha ayaa inta uu joogo Britain waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda sare ee dalkaasi, ganacsato, iyo boqoradda dalkaasi.

Dhinaca kalena waxaa jira dibad baxyo lagu diiddan yahay booqasahda madaxweynaha oo ka dhacaya dalkaas.

COMMENTS
Latest News