|
|||||
Hangoolnews.com
“Haddii Aanu Reer Sool Nahay Dagaalka Tuke-Raq Nalaguma War Gelin Dhulkana Anagaa Leh…” Cali Khaliif Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Ay Somaliland Ku Qaaday Tuke-raq
July 12, 2018 - Written by Hangool News 1Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa waxa uu sheegay in aanu garanayn sababta ay Ciidammada Somaliland ugu duulay deegaanka Tukaraq iyada oo aanay reer Sool iyo Somaliland-ba heshiin, Halkan hoose ka DAAWO
COMMENTS
|
Latest News
|