Hangoolnews.com
Mas’uul Reer Soomaaliya Oo Safar Ku Yimid Magaalada Hargeysa, Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay
July 10, 2018 - Written by Hangool News 1

Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in wasiirka horumarinta caafimaadka somaliland uu marti-qaad u fidiyay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka maamul gobolleedka Jubaland ee dalka Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News