|
|||||
Hangoolnews.com
Daawo:- Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo U Socdaalay Dhanka Ceel-Afwayn Sheegayna In Ergadu Haysato Kalsoonida Beelaha Colaadu Dhex Taalo
July 8, 2018 - Written by Hangool News 1Hangoolnews:- Madaxwayne ku xigeenka Somaliand Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa u kicitimay dhanka deegaanka Ceel-afwayn waxaanu sheegay in ay ka horeeyeen wafuud farabadan oo iskugu jirta Culmiyo, Xeer-beegti iyo siyaasiyiin kala duwan Halkan ka Daawo:-
COMMENTS
|
Latest News
|