Hangoolnews.com
“Shirka Garxajis Waxa Ka Soo Bixi Doona…” Ex. Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Shirka GARXAJIS Shaaciyay In Uu Tartamayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE
June 27, 2018 - Written by Hangool News 1

Wasiirkii hore wasaaradda warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caadaani) ayaa maanta shaaciyey in uu u tartamaayo qabashada xilka guddoomiyenimo ee xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE.

Ex. Wasiir Cadaani ayaa sidoo kale ka hadlay shirka beelaha Garxajis uga socda Buurta Gacan-libaax iyo saluug la sheegay in laga muujiyay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News