Hangoolnews.com
“Jabuuti Qof Wali Ra’yigiisa Loo Xidhay Iyo Qof Ra’yigiisa Loo Dilay Ma Jiro…” Madaxweynaha Jabuuti Oo Weeraray Shirkadda DP World
June 27, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-Madaxweynaha Jubuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay heshiiskii ay horey u laaleen ee ay kula jireen shirkadda DP World oo maamulaysay dekadda Dooraale oo kamid ah dekadaha ugu muhiimsan dalkaas ayaa weerar ku qaaday shirkaasi, Halkan hoose kaga boggo warkan

COMMENTS
Latest News