Hangoolnews.com
Daawo:- “Dowladda Muuse Biixi Waa Hal Reer Waxaanay Tidhi Cid Kale Waxba U Dhiibi Mayno” Xildhibaan Aareeye
June 27, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaan Cali Maxamed Aareeye oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa  uu sheegay in dowladda Mudane Biixi ay tahay reer qudha isaga oo ujeeda in beeshii dhexe wax walba ku koobtay halka uu madaxwaynaha jabuuti duco hawada u mariyay

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News