Hangoolnews.com
“Shirka Ka Socda Buurta Gacan-Libaax Waxaan U Sheegayaa Umadda….” Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis
June 26, 2018 - Written by Hangool News 1

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbaddiisii xalay ee munaasibadda 26 June ku soo qaaday shirweynaha beesha Garxajis uga socda buurta Gacan Libaax waxaanu saadaaliyay in shirkaasi dhali doono midho Somaliland ku faraxdo, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News