Hangoolnews.com
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Been Sheegay Wakhtiga Ay Somaliland Xornimadeeda Ka Qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska
June 26, 2018 - Written by Hangool News 1

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay munaasibad xalay loogu dabaal-degayey 58 guurada ka soo wareegtay xiligii ay Somaliland xornimadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska, 26kii June 1960kii ayaa ka been sheegaya taariikhdaasi, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News