Hangoolnews.com
“Waxa Aanu Ku Wada Haasaawin Jiray Hal Meel ,Weyna Ku Qanacsanaayeen” Wiilkii Labada Gabdhooda Wada Guursaday Oo Waraysi Xiiso Badan Siiyay Idaacadda BBC-da
June 25, 2018 - Written by Hangool News 1

Waxaa maalmahan baraha bulshada si wayn loogu hadal hayay wiil dhalinyaro ah oo magaalada Hargeysa hal mar ku guursaday laba gabdhood.

Wiilkan oo lagu magacaabo Bashiir Saxardiid ayaan ka wareysi aad u xiiso badan siiyay idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News