Hangoolnews.com
Gabre Oo Laga Eryey Shaqadii Uu Ka Hayey Somaliya
June 25, 2018 - Written by Hangool News 1

Muqdisho(Hangool News) Gabre  oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan itoobiya  kana hawl galeyey urur goboleedka iogad ayaa laga eryey xilkii uu ka hayey  somaliya iyadoo loo qabtay waqti yar in uu ku soo dhamaystiro qalabkii uu kagaga hawl gelayay somaliya ee uruka IGAD

Halkan Hoose Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News