Hangoolnews.com
“Dagaalka Soomaaliya Inoo Dhexeeya…” Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Maamulka Muqdisho
June 25, 2018 - Written by Hangool News 1

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka hadlay gargarrada maamulka Muqdisho ku hayo Somaliland iyo hagardaamooyinka is-daba joogga ah ee ay ku curyaaminayaan horumarka ay Somaliland ku tallaabsatay, taas oo uu sheegay in lagaga bixi karo midnimo iyo isku duubni, Halkan hoose ka DAAWO hadalka Madaxweynaha

COMMENTS
Latest News