Hangoolnews.com
Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Barnaamijkii Baadi-goob Ee Lagu Soo Bandhigay Boobkii Ka Dhacay Doorashadii Madaxtooyadda, Farriin Adag-na U Diray Madaxweyne Biixi
June 24, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si weyn u soo dhaweeyay Barnaamijka Baadi-goob oo saxafi Cabdirisaaq Terra, ka sameeyay boobkii ka dhacay doorashadii Madaxtooyadda ee lagu doortay madaxweyne Muuse Biixi.

Xoghayaha Guud ee Waddani Khadar Xuseen cabdi, ayaa sheegay in Barnaamijkaasi soo bandhiggay khaladaad ay sameeyeen guddida Doorashadu.

Xisbiga Waddani ayaa baaq u diray xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

COMMENTS
Latest News