Hangoolnews.com
“Waanu Saluugsanahaya Xukuumadda Madaxweyne Biixi” Guddoomiyaha Shirka Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Habsami U Socodka Shirka Iyo Arrimaha Ay Kaga Hadlayaan
June 24, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shirka beelaha Garxajis Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir ayaa ka hadlay sida uu u socdo shirkaasi oo galay maalintii labaad arrimaha laga hadlay iyo cidda ay ka casuumeen, halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News