Hangoolnews.com
Muranka Deeqaha Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Meel Xasaasi Ah Maraya + Beesha Caalamka Oo Ka Jaawaabtay Warqadii Farmaajo Iyo Somaliland Oo Ka Hadashay
June 22, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews: Wasaaradda Qorshayanta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed ayaa dhowaan qoraal ay u dirtay beesha caalamka ku sheegtay inay diidan tahay oo ay kasoo horjeedo qorshe gaar ah oo beesha caalamku ku caawiso Somaliland.

Beesha caalamka ayaa iyaduna qoraal ay soo saartay kaga jawaabtay Dowlada Soomaaliya codsiga Soomaaliya.
Safiirka Somaliland ee dalka Ingiriiska Ayaan Cashuur ayaa ka hadashay warqadan oo dawladda Soomaaliya u dirtay beesha Caalamka.

Halkan hoose kaga boggo warkan

COMMENTS
Latest News